Waxaanu idiin haynaa adeegyo kala duwan oo xayeysiis.
Fadlan buuxi foomkan, waxaad naga helaysaa jawaaab deg-deg ah
Fadlan waxaad la soo xidhiidhaa xafiiska xayeysiinta si aad u hesho faafaahin dheeraad ah oo ku saabsan habka suuqgeynta iyo suurta- gelinta barnaamiyada
Kusoo Dhawaada RAAD TV International
OGAYSIIS MUHIIM AH
Waxaannu ogaysiinaynaa dhamaan daawadayaasha RAAD TV INTERNATIONAL ee ku sugan Qaaradda Europe in ay ka daawan karaan tvga Eurobird 9, frequency: 11843, symbol rate: 27500, fec:3/4, transponder:56.
Waxaa kaloo aad ka heli kartaa ama aad ka daawan kartaa Eutelsat W1 oo dadka qaarkii ay ka heleen.
Hadii aad horay u daawan jirtay Hotbird , waxaad u baahan tahay in aad la xiriirto qof farsamo yaqaan ah oo diishashka xidha oo kaala taliya sidii aad eurobird 9 iyo hotbird aad u wada daawan lahayd adigoon dishka meel kale u jeedinin.
Mahadsanidiin
Maamulka RAAD TV
Haddii aad doonto inaad daawato amma ku xayaysiisato RAAD TV International meheraddaada amma adeegyadadaada kala soo xidhiidh:
RAAD TV International
Tel:44-2085899446
FAX: 44-208 5615978
Website: www.raadtv.com
Email: advertise@raadtv.com amma xayaysiis@raadtv.com

Janalka aad dooratay

Abdisalan Hereri
............
... ,,... .. 










