RAAD TV International

RAAD TV International

Sunday
Sep 05th
Text size
  • Increase font size
  • Default font size
  • Decrease font size
Home

Kenya ayaa diiday in ay aqbasho 3(sadex) qof oo Somali ah oo lagu tuhunsan yahay in ay budhcad badeed yihiin, kuwaas oo lagu hayey markab dagaal oo Talyaani ah,

E-mail Print PDF

ken-piretskuwaas oo lagu hayey markab dagaal oo Talyaani ah, iyadoo Kenya sheegtay in nidaamyada xabsiyadooda iyo maxkamuduhu ayan qaadi karin.Taliyaha ciidamada belayska ee magaalada dekeda ah ee Mombassa, ayaa sheegay, in uu dawlada ka helay amar ah in uusan ogolaan, oo dhulka Kenya loo ogolaan cid kale oo la tuhunsan yahay.

Kenya ayaa ka mid ah laba wadan oo keliya oo ogol in budhcad badeeda ay qabtaan ciidamada badda ee reer Galbeedku dalkooda la geeyo. Kenya ayaa xukun ku ridayy(sagaal iyo toban) 19 budhcad ah waxayna haysaa in ka badan boqol la tuhunsan yahay.

 

Live Raad TV


.

 CLAIM TODAY SOLICITORS

KUU WARRAMAY

CAYAARAHA

ISLAMIC CALENDAR

Sunday 5 September 2010, 26 Ramadan 1431